Soo Gudbi Cabasho Xafiiska Dib U Eegista Hab Dhaqanka Booliska
Xafiiska Dab U Eegista Hab Dhaqanka Booliska (OPCR) waxa uu baaritaan ku sameeyaa sheegashada hab dhaqan xumada ay geystaan Saraakiisha Ciidamada Boolsika.
Fadlan halkan ku qor faahfaahinta ugu badan ee suurogalka ah. Faahfaahinta aad qorteen oo sax ah waxa ay baaritaanka ka caawineysaa in ay si dhab u baraaan cabashadaada.
Cabashooyinka lagu soo gudbiyo barta internetka waxaa loo tixgelinayaa cabasho rasmi ah.
Magaalada Minneapolis