Family Choice Award (Somali)

Magacaabidu waxay ku egtahay Abriil 28keeda, 2024

Guddiga La-talinta Qoyska wuxuu ku casuumayaa bukaannada iyo qoysaska inay soo magacaabaan xubin shaqaalaha ka tirsan, koox ama waax muujinaysa tayooyinka soo socda ee

Daryeel Qoys uu Udub Dhexaad u Yahay:


  • Waxay dhageysataa oo qiimeysaa fikirkaaga
  • Waxay kuula wadaageysaa xogtasi cad
  • Way taageertaa qoyskaaga
  • Waxay bixisaa xulashooyin
  • Way ku qaddarisaa adiga
  • Way kuu sharraxdaa si aad u fahamto
  • Way kula hawlgashaa adiga
  • Way ku dabacsanaan tahay wax ka qabashada arrimaha
Phone

Diyaar ma u tahay inaad gudbiso magacaabistaada? Guji badhanka [Submit].