Xareyso Ashatako Hayb-sooc ah

Hadii aad is tiraa waxaa lagugu sameeyey hayb-sooc, falkaa isaga ahina uu ka dhacay Magaaladda Miineapolis (City Of Minneapolis) 365 cisho ee la soo dhaafay gudahooda kaa oo xadgudub ku ah Xeerarka Xaquuqda Shacabka ee Magaaladda ama Sharciga Dowladda Dhexe ee Xaquuqda Shacabka ee 1964 tii soo baxay, aadna jeclaan lahayd inaad xareysto dacwo hayb-sooc ah, fadlan buuxi codsiga dacwada ee hoos ku xusan. Waa muhiim in baarahu uu awoodo in uu kula soo xiriiro si uu u dabagalo codsigaaga. Fadlan u bixi akhbaartan soo socota ujeedadaa. Akhbaarta la xiriirta ashtakaddu waa qarsoodi lama siinayo cid walba.