Registration to attend community workshops

-

Iska-diiwaangelinta ka qaybgalka ku aadan aqoon-is-weydaarsiyada bulshada


Thank you for your interest in WA State Dept. of Commerce's Energy Ambassador Community Workshops. Please use this form to register and add any additional comments or questions you may have. For more information about this program, please email Laura.Armstrong@commerce.wa.gov or Jennifer.Grove@commerce.wa.gov.


Waad ku mahadsan tahay xiisayntaada ku aadan Aqoon-is-weydaarsiyada Safiirka Bulshada ee Tamarta Commerce ee Waaxda Gobolka ee WA. Fadlan isticmaal foomkan si aad isu diiwaan geliso oo aad ugu dartid faallooyin dheeraad ah ama wixii su'aalo ah ee aad qabtid. Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan barnaamijkan, fadlan iimayl u dir Laura.Armstrong@commerce.wa.gov or Jennifer.Grove@commerce.wa.gov



What language do you prefer? / Luuqaddee ayaad doorbideysaa?

Phone
Preferred contact method / Habka xidhiidhka ee aad doorbideyso

How do you prefer to be contacted? / Sidee ayaad u doorbideysaa in lagula soo xidhoodho?

If you'd like to share, please state your preferred pronouns. / Haddii aad jeclaan lahayd inaad wadaagto, fadlan sheeg magac-u-yaalka aad doorbidayso.

If you are attending on behalf of an organization, government, or other entity, please write the entity’s name below.


Haddii aad uga qaybgalayso adigoo metalaya urur, dawlad, ama hay'ad kale, fadlan magaca cidda hoos ku qor.

Community Engagement Workshop Dates / Fechas de los talleres comunitarias

Select the workshop you plan to attend. For in-person sessions, the location address will be emailed to you prior to the session. /


Taariikhaha Aqoon-is-weydaarsiga La-falgalka Bulshada / Dooro aqoon-is-weydaarsiga aad qorsheynayso inaad ka qaybgasho. fadlan la soco in kulamadu ay lahaan doonaan diirad-saarka gobolka. Kulamada shaqsi ahaanta loosoo xaadiraayo, ciwaanka goobta ayaa laguugu soo diri doonaa iimayl kahor kulanka. Kulan kastaa wuxuu socon doonaa 2 saacadood. /



Unfortunately, we have hit our session attendance limit for the virtual i-5 corridor session. Please attend in person in Tacoma, or indicate in teh "Other Comments" section below that you are interested in a future second session if one is able to be offered. /

Nasiib darrose, waxaanu ku gaadhnay xadka xaadiritaanka kalfadhiga ee fadhiga marinka i-5. Fadlan shakhsi ahaan uga soo qayb gal Tacoma, ama ku sheeg qaybta "Faallooyinka kale" ee hoose inaad xiisaynayso kalfadhi labaad mustaqbalka haddii mid la heli karo.

If you need any accommodations to participate fully in the workshops you've selected, please share them here. /


Haddii aad u baahan tahay wax sii qabanqaabin si aad si buuxda uga qaybgasho aqoon-is-weydaarsiyada aad dooratay, fadlan halkan ku wadaag.

Please put "0" if you're attending alone. / Fadlan ku qor "0" haddii aad kaligaa ka qeybgaleyso.

All ages are welcome! Please indicate the age range of the friends or family members who will be attending with you. / Dhammaan da' kasta waa la soo dhaweynayaa! Fadlan sheeg da' u dhaxeynta asxaabta ama xubnaha qoyska ee kaagala soo qayb galayaan


You may select more than one choice. / Waxaad dooran kartaa in ka badan hal doorasho.

Would a monetary stipend for attendance help you to be able to attend? / Ma laga yaabaa inay kaa caawiso gunnada lacag ahaanta ah imaatinka inaad ka qaybgasho? /


Commerce cannot give stipends to people attending as part of their paid job. / Commerce ma siin karto gunnooyin dadka ka qayb galaya si ka qayb ah shaqadooda mushaharka leh.

Select or enter value
Caret IconCaret symbol

Do you have any other comments, questions, or needs you'd like to share? /

Ma haysaa faallooyin kale, su'aalo, ama baahiyo aad jeceshahay inaad wadaagto?

Are you familiar with the Clean Energy Ambassador program? /Ma taqaanaa barnaamijka Safiirka Tamarta Nadiifka ah?

Select or enter value
Caret IconCaret symbol

We will email or call you directly after you register to send the login and/or location information for the session(s) you are registered for. Please check the box below to confirm you have read this message. /


Waanu kuugu soo diri doonaa iimayl ahaan ama si toos ah kuugu soo wici doonaa ka dib markaad isdiiwaangeliso si aad u soo dirto macluumaadka gelida iyo/ama goobta kulanka(mada) aad ka diiwaan gashan tahay. Fadlan sax sanduuqa hoose si aad u xaqiijiso inaad akhriday fariintan.