Ma aha in ay noqoto wax aad u adag in aad magaalada u kala socoto!
As You Go MPLS waa barnaamij cusub ee Waaxda Hawlaha Guud ee Minneapolis (Minneapolis Public Works) taaso u dabaaldageysa in isticmaalka habab caafimaadka caawin kara, lacag aad ku keydsan karto, oo yareyn kara isku buuqa.
Tani waxa ay magaalada ka caawineysaa gaaritaanka ujeedooyinka Talaabooyinka Qoysheynta Gaadiidka. Sanada 2030, waxa ay Magaaldu hiigsaneysaa in 60% dadku lugeeyaan, bushkuleeti ama gaadiidka dadweynaha isticmaalaan.